Anfac!.
1.Facebook ga aad hadda isticmaaleysid waxa ikhtiracey Mark Zuckerberg. 2.Gmail ka Facebook gaas kuugu samey sanyahay na (kugu kicisan yahay) waxa ikhtiraacey Ray Tomlinson. 3.Haddi aadan application ka facebook kugu jirin meesha aad kaso kicisid yacni shabakada www e.g www.facebook.com waxa sameeyey Tim Berners-Lee. 4.Telephone ka la'antis adan facebook ga isticmali laheyna waxa alifey Graham Bell kama hadlayo hormarintiisa hormarada ugu horeyey dad ka sameyeyna waxa ugu horeeya Martin Cooper . 5.Haddii personal computer ka ka isticmaaleysana waxa soo kordhisey sharikada I.B.M . 6.Internet ka telephone ka hada kugu xiririsanna waxa soo kordhisy sharikada ARPANET. 7.Waxa dhan taa kamu hiimsan ee xiriiriska farimaha sameynaya, radio iyo television iyo wixi lahal maala aysan la'aanteed micno yeelan laheen (dayax gacameed=القمرالصناعي سبوتنك ١) wxa ugu horeyey cirka udira waa russia ama Soviet ka hadan si kale u dhigo. 8.Farta somaliga ay qormadaan ku qorantahayna waxa lahaa gudig...